Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qaar kamid ah Isbitaallada Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada Dowladda, si uu ugu kuurgalo adeegyada caafimaad ee ay u fidiyaan bulshada Soomaaliyeed, maadaama Xukuumaddiisa ay ahmiyad gaar ah u leedahay soo celinta adeegyadii caafimaadka dadweynaha. Maamulka Isbitaallada Martiini, Banaadir iyo Yardimeeli ayaa warbixin faah-faahsan ka siiyey Ra’iisul Wasaaraha adeegyada … Continue reading Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qaar kamid ah Isbitaallada Muqdisho (Sawirro)